Rar badeed waxay qaadataa 25-35 maalmood, rar cirna 7-14 maalmood.
Qiimuhu wuxuu kuxiran yahay xajmiga alaabta iyo habka rarka. Nala soo xiriir si aad u hesho qiime dhab ah.
Waa fududahay: 1) Nala soo xiriir 2) Kooxdeena Shiinaha waxay kuu helaysaa alaabta 3) Waxaan baaraynaa tayada 4) Waxaan rarnaa oo soo geynayaa albaabkaaga.