Astaan Cargo waxay bixisaa adeegyo xamuul oo kala duwan oo Shiinaha laga keeno Soomaaliya iyo Somaliland. Waxaan leenahay xafiisyo ku yaalla Guangzhou, Yiwu, Hargeisa, iyo Muqdisho.
25-35 maalmood. LCL iyo FCL. Dekedaha Muqdisho, Berbera, Bosaso.
7-14 maalmood. Madaarka Muqdisho & Hargeisa.